DAAWO: Warbixin laga diyaariyay Qaraxii Zoobe Bil kadib: Dad Nolosha lagu la’yahay & Xog Cusub

Qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe ayaa galaaftay nolosha dad ka badan 450 qof, waxaana weli jira dad lagu weysan yahay nolol iyo geeri.

Dowlada Soomaaliya weli ma cadeyn qaabkii uu udhacay qaraxaas, laakiin madaxweynaha ayaa kaliya dagaal ku baaqay.

Hadaba, Bil Kadib Waa Sidee Zoobe, maxaase xog ah oo laga hayaa qaraxii dhacay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Shacabka Muqdisho ayaanan hilmaami doonin xasuuqii Zoobe oo aysan jirin cid ilaa haatan sheegatay in kastoo Shabaab lagu eedeeyay


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)