DAAWO WARAR Deg Deg ah: RW Kheyre iyo Isku Shaandheynta Wasiirada, CCC & Imaaraadka, Go’aanka Abiy iyo xaalka Cabdi Iley…

Kulanti wanaagsan, dhamaan Akhristayaasha Baahin.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

QODOBADA Ugu waa weyn waxaa ka mid ah: Isku Shaandheyn la filayo in lagu sameeyo golaha Wasiiradda DFS, iyo RW Kheyre oo wajahaya mucaaradkii ugu badnaa.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Maxaa ka jira In Imaaraadka uu lacag waali ah ku bixinayo sidii uu Cumar C/Rashiid u noqon lahaa madaxweynaha Puntland, reer Muqdisho oo ku farxay go’aankii ay DFS Amisom uga saartay garoonka ciyaaraha ee Isbartiibo.

Qodobada kale, waxaa ka mid ah Xaaladda Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Cumar iyio Ra;’isul Wasaarihii hore ee Itoobiya oo ku guuldareystay inuu sii daayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here