Wararka Ugu Waa weyn waxaa ka mid ah: Madaxweyne Farmaajo & RW Kheyre ayaa si qurux badan loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo oo uu ka furmayo Shirka dowlada & maamulada dalka.
Hadaba, Maxaa dhexmaray Madaxda DFS & Maamulada markii ay isku arkeen magaalada Baydhabo, xili khilaaf xoogan uu ka dhex taagnaa mudooyinkii lasoo dhaafay.