Home WARARKA DAAWO: Waa sidee Xaaladda Haweeney cuntay Canug 6-bil jir ah & Sababta...

DAAWO: Waa sidee Xaaladda Haweeney cuntay Canug 6-bil jir ah & Sababta oo la ogaaday?…

142
0

Ehalada Haweeney dhowaan cuntay cunug 6-bil jir ah ayaa umadda soomaaliyeed codsi u diray oo ku aadan in Haweeneyda falkaasi ay u sameysay xanuuno hayay.

Arrintaan oo naxdin ku noqotay dad badan ayaa si aad ah looga hadal hayay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA:

Mid ka mid ah Ehalka Gabadha ayaa sheegay in mudo 20-sano ayay xanuunsaneyd,islamarkaana sidaasi u sameysay xanuun hayay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here