DAAWO: Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Farmaajo, Maxaase ka taqaan Taariikhdiisa?

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta lagu doortay kadib doorasho taariikhi ah.

Hadaba, Farmaajo ayaa taariikh dheer ku leh Soomaaliya isagoo soo noqday Ra’isul wasaare, Safiir & xilal kale oo uu soo qabtay.

Hadaba, Shabakada baahin.net ayaa idiin diyaarisay Taariikhda Maadxweynaha Cusub Farmaajo


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay