DAAWO VIDEO:DEG DEG Faysal C waraabe Oo Ku Dhawaqay dagaal Puntland Inuu Hogaaminayaan

Xisbiga UCID Ee Uu Hogaamiyaha U yahay Faysal cali waraabe Ayaa Ku Dhawaaqay tageero Ay u Muujinayaan Dagaalka Puntland,Iyagoona Sheegay Inay ka Qeyb galayaan dagaalkaasi xisbigoodana  Hogaaminayo Xisbiyadooda.

 Gudoomiye Kuxigeenka Soomaliland Ee UCID Ayaa Sheegay Inay maanta Oo Kale ku farax san yahiin dagaalka Xukumada Cusub Ee Soomaliland Kula Jirto Puntland.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay