DAAWO VIDEO: Sidee Loo Xusay Sanad Kadib Afgembigii Dhicisoobay Dalka Turkiga?

Kumanaan Qof ayaa iskugu soo baxay Waddooyinka Dalka Turkiga kuwaasi oo muujinayey Sanad ka hor iyo sidii Dalkooda uga bad baadiyeen Afgembi lala Damacsanaa.

Taariikh lama Ilaawaan ah ayey aheyd in Taangiyada ay dadka dusha ka fuuleen iyagoo baajiyey in dalka Dawladii ka jirtay la inqilaabo.

RIIX HALKAAN SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

Hambalyo iyo Is Xasuusin Habeenkaasi wixii dhacay ah ayaa ilaa Habeen Hore ilaa Shalay ilaa Xalay la isku dirayey Gudaha Dalka Turkiga waxaana dadka ay ku dhawaaqayeen isku soo baxay Waddooyinka Takbiirta (ALLAAHU AKBAR).

Madaxweynaha Turkiga Raccep Dayyib Erdogan oo Xalay Khudbad ujeediyey Shacabka Turkida waxa uu kaga mahad celiyey sida ay Dawladooda ugarab joogaan uguna baaqay in lasii wado wada shaqeynteeda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)