Home WARARKA DAAWO VIDEO: MD Erdogan oo Weerar Ku Qaaday Sacuudiga Lana Saftay Qatar

DAAWO VIDEO: MD Erdogan oo Weerar Ku Qaaday Sacuudiga Lana Saftay Qatar

1
0

Madaxweynaha Dalka Turkiga Raccep Dayyib Erdogan ayaa mowqif Adag ka qaatay Xaalada Cakiran Ee Dalalka Carabta.

Waxa uu Madaxweynaha Turkiga si cad usheegay in Sacuudiga iyo Xulufadiisa ay gardaro ku heystaan Qatar.

HALKAAN RIIX SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

Raccep Dayyib Erdogan ayaa si cod dheer ah usheegay inuu la safan yahay Dawlada Qatar Madaxdeeda iyo Shacabkeeda sheegayna in weerar bilaa sabab ah lagu yahay.

Waxa uu sheegay Mr Erdogan inuu garab taagan yahay Qatar isagoo sheegay in ay Sacuudiga ka doonayaan in Raali gelin ka bixiyaan Gefka ay sameeyeen.

Turkiga go’aankaan uu qaatay ayaa lagu tilmaamay mid sii kululeyn doonta Xiisada Khaliijka iyo Qatar ka dhex jirta iyadoo Isbuuc ka hor Arintaan ay soo bilaabatay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here