DAAWO VIDEO: Bariis Nuuc Halis Ah oo Suuqyada Hargeysa Lagu Kala Iibsanayo

Hadal heyn badan ayaa waxa ay ka dhalatay Bariis ka mid ah kuwa la isticmaalo Suuqyada Hargeysa oo tayadiisa laga digay.

Bariiskaan waxaa la sheegay inuu yahay mid dalka dibadiisa ka yimid oo Caafimaad darana laga dhaxli karo.

RIIX HALKAAN SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA

Maamulka Soomaaliland ayaa waxay si kulul uga soo bandhigeen digniin Bariiskaan oo Bac ka sameysan Ama Waxyaabo Caag Ah.

Caafimaad ahaan qofka cuna Bariiskaan ayaa saameyn ku leh sida dhakhaatiirtu sheegeen,iyadoo Dalal ku yaalla Yurub iyo Asia hore loogu Arkay.

Wasaarada Ganacsiga Soomaaliland ayaa warbixin kasoo saartay Arintaan digniina udirtay Ganacsatada iyo Shacabka ku dhaqan Deegaanada S/Land.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay