Home WARARKA DAAWO: Somaliland oo Xabsiga dhigtay Wariye ka tirsan Universal Tv oo Muqdisho...

DAAWO: Somaliland oo Xabsiga dhigtay Wariye ka tirsan Universal Tv oo Muqdisho Safar ku yimid kana laabtay…

184
0

Wariye Najiib Cabdiweli ayaa ka tirsan Tv-ga Universal waxaana uu dhawaan safar ku yimid magaalada Muqdisho balse markii uu dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa ayaa la xeray.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Agaasimaha Tv-gaasi ee Somaliland ayaa warbaahinta la hadlay waxaana uu faah faahin kabixiyay sababta la ogyahay ee Somaliland xabsiga u dhigtay Wariye Najiib Cabdiweli waxaana uu agaasimaha sheegay wariye Najiib cabdiweli isagoo aan wadan Baasaboor uu ka dagay hargeysa kadib maalmo uu safar ku joogay Muqdisho waxaana loo sheegay in arimo sharci loo xeray.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here