DAAWO: Somaliland oo Berbera ku wareejisay Shirkad laga ceyriyay Magaaladda Muqdisho

Magaaladda Berbere ayaa waxaa maanta ka dagtay diyaarad siday madaxda Shirkadda SKA oo ah shirkad xili hore laga ceyriyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Masuuliyiin katirsan Somaliland oo uu kamid yahay gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo dhaweeyay xubnaha Shirkada SKA.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Berbera ay noqon doonto sida Honkog oo kale maadaama ay shirkado badan oo maalgashi ay imaan doonaan.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA.

Shirkadda SKA ayaa laga soo ceyriyay magaaladda Muqdisho, laakiin haatan waxaa ay la wareegeysaa shaqada garoonka iyo dekadda magaaladda Berbera.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Galbeedi says:

    Formaaje waa nin ku soo barbaaray Xaaraan oo ku soo baxay musuqmaasuq iyo qabiil iyo qaraabo-kiil. Markuu bartay afga Ingiriiska wuxuu qoray BUUGGA MADOW EE UU KU CAAYEY QABAAIL SOMALIYEED OO GOB AH. FORMAAJE WAA NINKAAS U OOYAYA EE KU RIYOONAYA IN UU U DHAQMO SIDII ADEERKII AFWEYNE.Markaas maxaa laga filan karaa ninka taariikhdiisu ku SUNTANTAH

  2. ismahan says:

    markii uu farmaajo (mr cheese) tagey emarate ka dupai, dhaxal sugaha dalkaasi waxuu ku yidhi, hadaad rabto inaanu kaala xaajoono bebera,.. aynu berbera ku kulano ….mr cheese wuu ogyahey ahduu berbera tago in Pizza laga dhigan doono kkkkkkkk