Daawo: Somaliland Oo Bahdishay Madaxweyne Farmaajo Iyo Gaas, Kuna Hanjabtay Dagaal Culus

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa saxaafadda kula hadlay Hargeysa, wuxuuna ka hadlay arrimo badan oo dhanka Tukaraq ku saabsan sidoo kalena wuxuu u gafay madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiye Gaas.

Wuxuu sheegay in Farmaajo uu yahay shaqsiga hurinaya dagaalka Tukaraq, islamarkaana uu doonayo in la laayo shacabka Somaliland, waa sida uu hadalka u dhigaye.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Sidoo kale wuxuu sheegay in Gaas aanu u aqoonsaneen madaxweyne balse yahay guddoomiye, waajibna ahayn inuu la hadlo Somaliland, waa sida uu hadalka u dhigaye.

Waxa uu tilmaamay sidoo kale, in dagaal ay diyaar u yihiin xilli walbo, islamarkaana ay awood u leeyihiin in magaalooyin badan oo hor leh tagaan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay