DAAWO: S/Land oo u ololeyneysa Arin caqabad ku noqon karta Madaxweyne Farmaajo & Dowlada Itoobiya

Somaliland ayaa ka fakareysa iney hirgeliso qorshe ay saldhig militeri ku siineyso dowlada Imaaraadka Carabta, taas oo ay kula wareegi doonto garoonka diyaaradaha ee magaalada BERBERA.

Arintan ayaa ah mid ay haatan u ololeynayaan odayaasha dhaqanka beelaha qaar ee Somaliland, Madaxweynaha Somaliland, iyo siyaasiyiin kale.

Laakiin waxaa ay caqabad xoogan ku noqon kartaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo aanan waxba ka ogeyn heshiiskaas maadaama wali Somaliland ay qeyb ka tahay Soomaaliya.

Dhanka kale dowlada Itoobiya ayaa aad uga soo horjeeda saldhiga militeri ee ay Imaaradku ka dhisanayaan magaalada Ber-bera.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Dr Ismaaciil siciid xuseen says:

    Somaaliland xaqbay uLeedahay inay Ciday Doonto kula heshiiso dhulka,badaiyo hawada somaaliland Dawlada katalisaana maaha Gacankurimis Dawlado shisheeye Dhisteene waa Xukuumad kufadhida Kalsoonida iyo Codka shacabka somaliland madaxweynaha Somaliya Loo doortayna Xaq uma laha kahadalka Arimaha somaliland ee waxa utaal hawl kabalaadhan Kumashquulida waxaanu waxba kaqaban karin

  2. Somali Patriot says:

    Maamulka Hargeysa, fadlan dada masaakiinta ha haku dhex darina dagaalada u dheexeeye Sacuudiga iyo Iiraan.

    Gantaalada laga soo rido fadhiisimooyinka ay leeyhiin qolada Shjiicada ah waxay si fudud u soo gaadhji doonaan Berbera. Ka fikir arintaas.