Home WARARKA DAAWO: S/Land oo la dhacsan MD Farmaajo, Laakiin Cabsi Xoogan ka qabta...

DAAWO: S/Land oo la dhacsan MD Farmaajo, Laakiin Cabsi Xoogan ka qabta Hal Arin

2
0

Mid kamid ah Aqoonyahanadda Somaliland ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin wax qabadka madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Laakiin, waxaa ay aad uga wal walsan yihiin hadii madaxweyne Farmaajo uu ka dhabeeyo balanqaadkiisii ahaa in Somaliland uusan u ogolaan dal madax banaan.

RIIX HALKAN: DAAWO SOO DHAWEYNTA S/LAND

Dadka siyaasadda falanqeeya ayaa aaminsan in hadii wadahadaladda S/Land iyo Soomaaliya bilowdaan guulo laga gaari karo.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here