DAAWO: S/Land oo Ku dhawaaneysa iney Berbera ugacan geliso Imaaraadka & Xog aadan ogeyn oo…

Barlamaanka Somaliland ayaa ka doodaya qorshe uu usoo jeediyay madaxweynaha Somaliland Siilaanyo oo ah in dekadda Berbera iyo dhul kale oo magaaladaas ku yaal loo gacan geliyo dowlada Imaaraadka.

Arintan oo la filayo inuu yahay qorshe uu kasoo shaqeeyay madaxweynaha Soomaaliya oo heshiis kula jira Imaaraadka ayaa dekadda Berbera iyo dhul kale oo militeri loogu talagalay loogu gacan gelinayaa dowlada Imaaraadka oo dano gaar ah leh.

C/Raxmaan Maxamed Cirro oo ah gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa cadeeyay qaabka Imaaraadka ay ku doonayaan iney Berbera kula wareegaan.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)