Home WARARKA DAAWO: Shacabka Magaaladda Muqdisho oo Si weyn uga hadlay Go’aankii DFS ay...

DAAWO: Shacabka Magaaladda Muqdisho oo Si weyn uga hadlay Go’aankii DFS ay ka qaadatay Khilaafka Carabta

2
0

Shacabka magaaladda Muqdisho ayaa si weyn utaageeray go’aankii ay dowladda Somaaliya ka qaadatay khilaafka udhaxeeya dalalka Carabta iyo Qatar.

Kulan ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshadda Muqdisho ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay tahay dal madax banaan oo xaq uleh inuu qaato go’aanka saxda ah ee khilaafka Carabta.

Dadkii ka qeyb galay Kulanka ayaa sheegay iney si weyn ula dhacsan yihiin go’aankii ay dowladu ka qaadatay arintaas ayna tahay mid taariikh u ah umadda Soomaaliyeed.

Hoos ka daawo Muuqaalka

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here