(DAAWO) Sh Shariif oo sheegay inuu Arintan ka qaban doono Soomaalida laga soo tarxiilayo Hadii la doorto

Madaxweynihii hore ee soomaaliya haatana kamid ah musharixiinta utaagan qabashada xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa mid kamid ah warbaahinta carbeed kuwooda ugu afka dheer siiyay waraysi kasoo oga hadlay go aanada kasoo baxay donald trump.

Sheekh Shariif ayaa si kulul oga hadlay go aanada oo ku mamnuucay 7 dal waxaana oo sheegay in oo ahaa mid aan laga fiirsan qatarta ka imaan karto waxaana oo sheegay in arintaasi kadhalan karto halis hada oo ogeyn Trump.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mundul dumiye says:

    dadkii bacaha la aa oo buushaska roobka ku dilayey dadkii abaaraha baa bashay dadkii shuban biyoodka soo ritay dadkii dartiisa mudqisho intuu dagaal gelshay dhawacii ilaa hada u jiifa dadkii badii iyo dhulkeena kenya u saxiixay oo hada inagu haysata dadkii masaakiinta ahaa ee ijowhar canshuurta xoog uga qaadi jirey uu maxamed dheere xafiis u fadhin jirey markii uu xilka beenta ahaa lagu soo dhisay uu madaxeyne bug ahaa waa tii farmaajo aan wax ka galabsan ku candhuufay harcad markuu xilkii madaxweyne isaga dagey dadkuu u soomaliyeed uusan maalin ka hadlin illaah baan idiin ku dhaarshee ma idiin la tahay nin noocaani in dadkii donal trum uu soo celshey qarash badana ka baxay inuu wax u qaban karaayo jawaabta waa maya ninkani waxa uu ku fiican yahay inuu masaajidka kitaabka ka aqriyo bunkiisana iska jabsado hadii sheikh shariif soomaali dib u dooarato meesha waxa ka cad in soomaali baadi doonkeeda god dheer ku dhacday waa in loo dhiibaa raga aqoonta leh ee phd dhii holdher ma aha in naloogu dhiibo xilka nin xitaa aan carabiga ku hadli karin luqada enflishka aanan ku hadli karin war soomaali haloo dhiiboo xilka raga aqoonta leh ma aha ninkani oo jalemuqdhisho ma maareyn karo iska ba daayee gobolada ha la raadsho nin aqoon u keh ninkani masajidka ka aqriyo mowliidka nebiga aroortii salada subax kutubada ha ka aqriyo ha iska daayo riyada beenta ah dadkeyga ayaa xamar ku xoogan ayuu wax ku doonayaa abgaal ahaan soomaliyeey siyasada ha la iska eego sheikh shariif waa abfaal horey ayuu afar sano usoo qaatay xasan sheeq waa abgaal horey ayuu u soo qaatay hadii mar sadaxaad abgaal lagu celsho soomaali waaa u dhamaatay waxa ay sheekada noqoneysaa biqortooyadii ajuuraan ama boqortoiyadii geedi shaanboow ha la iska ilaalsho somalida kale wareegani codka haloogu shubo

    sa