DAAWO SAWIRRO hordhac ah xarunta lagu qabanayo doorashada Madaxweynaha

Diyaargarow iyo dib u habeyn ayaa ka socota Xarunta lagu wadaa in lagu qabto doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Doorashada Madaxweynaha ayaa 08-02-2017 waxay ka dhacaysaa  xarunta ciidanka cirka ee Afisyooni.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)