Daawo Sawirada:Shakhsiyaad caan ah oo mar kale xaflad qalin-jabin ah u sameeyeen jaamacadihii ay kasoo bexeen – Yaad ka taqaan?

Shakhsiyaadkan caanka ah ee xafladda mar kale loo qabtay ayaa waxaa ka mid ah Oprah WInfrey, Arnold Schwarzenegger, Pharrell Williams, Nick Offerman, Octavia Spence, Helen Mirren iyo qaar kaloo badan.

Jaamacadaha ay shakhsiyaadkan kasoo qalan jabiyeen ayaa waxaa ka mid ah Southern California, Kent State University, University of Illinois, New York University, University of Houston iyo Agnes Scott College.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)