Daawo Sawirada: Maroodi 40 Jir Ahaa oo lagu Dilay Degmada…

Dadka deegaanka ayaa dhib badan iyo Cabsi ay qabeen waxay keentay in Laamaha Amniga ay Ciidan badan usoo daabulaan degmaadooda si wax looga qabto Ashtakadooda.

Sagaal Xaafad oo ku taalla Dalka Hindiya ayuu dhibaato ku hayey Maroodigaan 40 Jirka ahaa isaga iyo Seddex Kale balse waa la qabtay oo la dilay isaga.

Meel udhaw Degmada Palakkad Ee Dalka Hindiya ayaana lagu dilay Maroodigaasi oo la qabtay seddexdii Kale.

Howlgal loo adeegsaday Katarabiilo ayaa ciidanku ka fuliyeen Degmadaasi oo keentay in Seddexdii Maroodi Gaadiid la saaro oo la kaxeeyey.

Shabkada Daily Mail Ee arimaha Bulshada ka faaloota ayaa warbixin ay diyaarisey aan kasoo xiganay Sheekadaan.

W/Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)