DAAWO SAWIRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Wiilkii Caanka Noqday ee AR FARMAAJA II GEEYA

Madaxweynaha umadda Soomaaliyeed Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la kulmay Cabdullahi Maxamuud Daanyeeroow.

Ninkan oo reer Jowhar ah ayaa magaciisa oo dhameystiran lagu sheegay Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow oo loo yaqaano kaas oo caan ka noqday baraha bulshada kadib oraahdiisii aheyd ” AR FARMAAJO HALA II GEEYO

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweyn balaaran usameeyay Wiilkan dhalinyarada ah oo aad ugu faraxsanaa markii loo fuliyay codsigiisii.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)