Home WARARKA DAAWO SAWIRADA Kulanka 200 oo Xildhibaan & Musharax Xasan Sh ku dhexmaraya...

DAAWO SAWIRADA Kulanka 200 oo Xildhibaan & Musharax Xasan Sh ku dhexmaraya Hoteel SYL

4
0

Waxaa haatan hotel SYL kulan qado ah ku leh xildhibaanadii ugu badnaa ee barlamaanka Soomaaliya iyo musharax Xasan Sh Maxamuud.

Xildhibaanadan oo gaaraya 200 oo mudane ayaa usacaba tumaya musharax Xasan Sh Maxamuud, xili doorasho aan caadi aheyn beri ka dhaceyso Muqdisho.

Waa Xildhibaanadii ugu badnaa ee hal musharax kula kulma magaalada Muqdisho una sheega iney isaga siin doonaan codka.

Xubnahan ayaa tiro ahaan la eg kuwii codka siiyay Xasan Sh Markii uu sanadkii 2012-kii ku guuleysanayay xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Waa Olalihii ugu danbeeyay ee ay musharaxii ugu jiraan kursiga madaxweynaha Soomaalliya.

La soco Wararkii soo Kordha Insha Allah

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here