DAAWO: Sacuudiga oo Wafdi Sare usoo diray Muqdisho & Arrin farxad leh oo ay ka sameeyeen…

Magaaladda Muqdisho waxaa soo gaaray wafdi ka socda dalka Sacuudiga kuwaas oo baaritaan ku sameyn doona xoolaha loo dhoofinayo dalkaas.

Masuuliyiin katirsan dowladda ayaa soo dhaweeyay wafdigan ka socda dalka Sacuudiga, waxaana haatan ay la socdeen xaalooda kumanaan xoolo noocyo kala duwan ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Sacuudiga ayaa dhawaan balanqaaday inuu kumanaan Xoolo ah ka dhoofin doono Soomaaliya kadib markii ay yareeyeen xoolihii ay ka qaadan jireen markii uu khilaaf ka dhashay arrinta xariir ujaridda Qatar


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. mohamed sulub says:

    waxa laga warqaba wadamada carabta sida ummadda somalidu uhaysato wa wax kala duwan,qofkasta oo somali ah waxuu amin sanyahay ama tagere uyahay wadamada carabta,waxadse moda wadanada carabta sidas si ka duwan,o wa side? somalidu waxay u’haystan dad xun oo in laqaymeyo aan istahilin,in kasto dad somalida kamid ah folxumadas kasbaden,waxase ila fican in wadamada carabta si sax ah logu cadeyo qimaha dadka somalida ah leyihin.