DAAWO: Rag & Dumar – Astaamahan Miyay leedahay/leeyahay Lamaanaha aad noloshan la wadagi laheyd

Rag iyo dumar walba oo dunidan kunool waxaa uu leeyahay doq ugaar ah oo uu kusoo xusho lamaanihii uu nolosha la wadaagi lahaa.

Inaad lamaanahaada ku dooqato qurux, dabeecad, diin, nasab ama maal waa kamid astaamaha diinteena Islaamka, hadaan Soomaali nahayse waxyaabo badan ayaa wali naga dhiman.

Laakiin dhawaan ku dhawaad sedex boqol oo Milyan ayaa la weydiiyay nooca lamaane ee ay jeclaan lahaayeen iney nolosha la wadaagaan, hadaba dooqaada rag ama kan dumar ee aad leedahay maku jiraan astaamahan.

RIIX HALKAN: SI AAD UDAAWATO MUUQAALKA OO AAN AFSOMALI UBADALNAY


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)