DAAWO QISADA FAAISO// Askariyadii Nafteeda u Hurtay Qaranka Somaliya Balse Meel Cidlaa Lagu Hilmaamay!

Faaiso waa Askariyad Hal Xidigle ah waxay Halis Gelisay Nafteeda iyadoo Gudaneysa Waajibaadkeeda Adeega Qaranka.

Faa’iso waxay Lahayd Han iyo Himilo weyn oo ay Rabto iney ugu Hiiliso Qaranka, Hawlgal ay Ciidamadu Qaranku samaynayeen ayey Ku weyday Qaar Kamida Xubneheeda Muhiimka ah, Waxayna Hadda Ku susgantahay Xaalad Caafimaad oo Xun.

Faaiso waxay Baaq u Dirtay Dawlada somalia iyo Dhamaan cid walba oo wax ka Qaban Karta Xaaladeeda Caafimaad.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay