DAAWO MUUQAAL DEG DEG AH: S/Land oo Cadeysay Doorkii uu MD Farmaajo ku lahaa Heshiiska Berbera & Hanjabaad..

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uu saxiixay heshiiskii ay Imaaraadka gu wareejiyeen  dekedda magaaladda Berbera.

Dhanka kale, Xildhibaan katirsan Somaliland ayaa hanjabaad xoogan ujeediyay Cali Mareexaan oo kamid ah siyaasiyiinta maamulkaas iyo Muuse Biixi oo ah musharax utaagan madaxweynaha Somaliland.

RIIX HALKAN: DAAWO HANJABAADDA & ARINTA MD FARMAAJO.

Madaxweynaha DFS ayaa dhawaan sheegay in dekadda Berbera ay aheyd arin ay saxiixday dowladii hore isla markaana uusan maamulkiisa waxba ka ogeyn.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)