DAAWO: Musharaxiintii Ugu Badnaa oo Muqdisho ku heshiiyay – Sh Shariif & Farmaajo oo Heshiiyay & Faroole oo…

Musharixiiin shirar uga socdeen magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay qorshe ay doonayaan inay ku galaan doorashada madaxweynaha ee Arbacada dhaceysa.

Musharixiintan oo ka badan 1o musharax ayaa isku raacay inay mideeyaan ololaha doorashada isla markaana wareega koowaad ee doorashada kadib ay codadkooda ugu shubaan musharixii ka mida ee ugu cod bata.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA & GO’AANADII KASOO BAXAY

1. Shariif Sheekh Axmed
2. Maxamed C/llaahi Farmaajo
3. C/raxmaan Maxamuud Faroole
4. Maxamed Cali Americo
5. Maxamuud Axmed Tarsan
6-Maxamed Maxamuud Culusow
7-Saciid Ciise Maxamuud
8-Bashiir Raage Shiiraar
9-C/laahi Ciilmooge Xersi
10-C/laahi Cali Gees
11-Xaaji Maxamed Yaasiin
12-Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi.
13-Maxamed cali Jabarti.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inay socdaan isbaheysiyo looga horjeedo inuu xilka ku soo noqdo madaxweyne Xasan Sheekh.

Dhowr hotel oo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda ololeyaal aan kala go’ lahayn oo saacadihii ugu danbeeyay galay


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)