DAAWO: Musharaxa Loogu Jecel yahay Farmaajo & Taariikhdiisa oo dhameystiran

Musharax Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kamid ah ragga ugu cad cad doorashada Soomaaliya ee sanadka 2017 ilaa 2021-da.

Masuulkan soo noqday RW Soomaaliya ayaa haysta taageerada umadda Soomaaliyeed, waxaana uu kamid yahay siiyaasiyiinta fara ku tiriska ah ee awooda uleh iney hogaamiyaan dalka.

Hadaba Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Musharaxan oo dhameystiran?

RIIX HALKAN: DAAWO TAARIIKHDIISA OO DHAN & ARIMO AADAN KA OGEYN


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)