Home WARARKA Daawo Muqaalkii ugu daawashada badnaa caalamka oo noqday mid hiilo Unoqday Shacabka...

Daawo Muqaalkii ugu daawashada badnaa caalamka oo noqday mid hiilo Unoqday Shacabka Falastiniyiinta iyo Muslimiinta

289
0

Shabakada wararka Badweyn.com ayaa nisoo gudbineyso muqaalkii ugu daawashada badnaa dunida saacadihii ugu danbeyse kasoo noqday sida dalka Turkiga looga eryay safiirkii Israaiil ee dalka Turkiga.

Muqaalkaas ayaa u ekaa mid bahdil lagu sameynaayo dalka oo safiirka uyahay ee Israiil loona dhaqmay si kabsaxsan sharciga diblamasi ayaa noqday mid siweyn loo daawaday.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Turkiga ayaa si rasmi ah oga soo horjeystay tilaabadii ay qaaday dowlada mareekanka oo ku aadanaa furista safaaradooda Qudus kasoo muslimiinta caalamka iyo dunida inteeda kale kasoo horjeysteen.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here