Daawo Muqaalka:Gabar tuug ah oo ay ku dhacday musiibo xilli ay ka dhuumaneysay booliska

Dhacdadan ayaa ka dhacday dukaan ku yaal magaalada Alberta ee dalka Canada. Gabadhan ayaa xaday kaarka wax lagu iibsado, lacagahana lagula boxo ee loo qayaan Visa Card xilli ay ku dhex jirtay dukaan.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here