DAAWO: Maxaad Ka Taqaan 9-ka Wadan ee ugu Militeriga Xoogan Wadamadda Muslimka?

Dalka Turkey ayaa ah kan ugu awooda badan wadamada Muslimka dhanka awooda ciidan sidaas waxaa lagu sheegay qiimeyn maxali ah oo la sameeyay.

Wadamada caalamka ayaa si weyn dadaal ugu jira iney kordhiyaan awoodooda dhaqaale iyo tan militeri, maadaama halista ah in dagaal uu dhaco ay tahay mid sahlan.

Dalalka Reer Galbeedka ayaa dadaal xoogan ugalaya in wadamada Muslimka aysan lahaan awood militeri oo udhiganta mida ay haystaan

Muuqaalka Hoose Daawo

Si kastaba, waxaa jira wadamo muslim ah kuwaas oo leh awood ciidan oo aal arumeysan karin, wal-walna ku abuuri karta wadamada kale ee caalamka gaar ahaan reer Galbeedka.

Dalalka Turkey, Pakistan iyio Indonesia ayaa hormuud u ah awooda militeri ee dalalka Muslimka ah, waxaase liiska ka maqan dowlado badan oo la rumeysnaa iney leeyihiin xoogag ciidan.

Dalalka Ugu Awooda badan Muslimka iyo sida ay ukala horeeyaan: 1- Turey, 2- Pakistan,  3- Indonesia, 4-Iiraan, 5 – Masar, 6 –Algeria, 7- Sacuudi, 8 Morocco, 9-iyo dalka Jordan.

Hadaba, Hoos ka daawo Muuqaalka Awooda Militeri ee dalalkaas iyo Qalabkooda Militeri


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)