Daawo:- Madaxweyne Xaaf Oo Hanjabaad Culus Diray“Dabo Dhilif Waan Ka Sifeen Cadado“

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug mudane Axmed Geele Ducaale Xaaf oo galabta dib ugu soo laabtay Degmada Cadado ee xarunta kumeel gaarka ah ee Galmudug.

Kadib Shirkii maamul goboleedyada ee ka dhacay magaalada kismaayo ayaa sheegay in magaalada Cadado uu rabo inuu ka nadiifiyo Masas iyo Halaqyo uu sheegay in loogu daadiyey gudaha magaalada.

Madaxweyne Xaaf ayaa sidoo kale weerar culus ku qaaday madaxda dowlada madaxweynaha iyo Ra`isall wasaaraha asagoo sheegay inay ku sameeyeen.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)