DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo iyo Musharraxiintii is-baddelka doonka oo gaaray heshiis Xasaasi ah

Kadib kullan uu Madaxweyne Farmaajo la yeeshay musharraxiintii xilka madaxtinnimada Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in la’isku af-gartay qaabka loo soo dhisi doono xukuumadda cusub walow aanan la ogeyn xubanaha uu soo xulan doono hoggaamiyaha cusub ee dalka.

Madaxweynaha ayaa musharraxiinta uga mahad-celiyay taageeradii ay u muujiyeen taasoo sababtay inuu ka guulleysto Xassan Shiekh.

Waxyaabihii kasoo kabaxy kullanka ayaa waxaa saxafaadda u aqriyay af-hayeenka musharaxxintii looga guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya mudane Ridwaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)