Home WARARKA DAAWO: Madaxweynaha Galmudug oo fariin udiray Madaxweyne Farmaajo, Xasuusiyayna Inuu Reer Galmudug...

DAAWO: Madaxweynaha Galmudug oo fariin udiray Madaxweyne Farmaajo, Xasuusiyayna Inuu Reer Galmudug yahay

1
0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug State Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ayaa hambalyo udiray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Guuleed ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in labo siyaasi oo kasoo jeeda Galmudug ay isugu soo hareen fiinaalkii doorashada, uuna ku faraxsan yahay in Farmaajo uu noqdo madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Madaxweynaha Galmudug ayaa kamid ahaa xubnihii sida weyn ugu dhawaa madaxweynaha xilka wareejin doona ee Xasan Sh Maxamuud, maadaama ay kawada tirsanaayeen xisbiga Damu-jadiid.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here