DAAWO: Lacago Malaayiin Gaaraya Oo Maanta Lagu Gubay Puntland & Sababta Ka Dambeysay

Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa dab qabad siisey Lacag Badan oo Shilin Soomaali ah kuwaasi oo ahaa mid sicir barar gelinayey Deegaanada Maamulkaasi.

Wasiirka Maaliyada Maamulkaasi Dhaqaaje iyo Xubno kale oo katirsan Puntland ayaa goob joog ka noqday Malaayiin Shilin Soomaali ah oo dab la qabad siiyey.

Lacagta ayaa ku jirtay sida lasoo ogaaday Xarunta Bankiga hadii Suuqa ay geli laheydna sicirka Suuqa ay saameyn badan ku reebi laheyd lagana hortegay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay