DAAWO: Khudbadii Madaxweynaha Cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo

Madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad gaaban ka jeediyay hoolka afisyooni markii loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa uu ka hadlay dareenkiisa iyo sida uu ugu faraxsan yahay inuu guuleystay, waxaana uu uga mahadceliyay xildhibaanada iney doorteen.

Sidoo kale waxaa uu umahad celiyay dhamaan musharaxintii la tartantay gaar ahaan madaxweynihii ugu danbeeyay ee Xasan Sh Maxamuud oo utanaasulay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)