DAAWO: Jawaari oo Inkaartamay, Mahad Salaad & Xidig oo shiday Kulankii Barlamaanka & Fiqi oo ku labistay dharkii Qalbi-dhagax

Gudoonka Sare ee Barlamaanka ayaa inkaar kala dul dhacay dad uu ku sheegay iney xumaan ka baafinayaan dowladda gaar ahaan dhanka saxaafadda.

Jawaari oo si cad ubeeniyay in la xabadeeyay dad kusoo hor banaanbaxay xarunta golaha shacabka ayaa inkaaray saxaafadda Soomaaliyeed iyo dadka wax utabiya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Dhanka kale Xildhibaano ay kamid yihiin Mahad Salaad, Axmed Macalin Fiqi iyo C/Rashiid Xidig ayaa sheegay in dowlada ay kula xisaabtami doonaan in Qalbi-dhagax loo gacan geliyo Cadowga Itoobiya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Laakiin Waxaa goobta ka istaagtay Khadiijo oo ah wasiirada dhalinyarada taas oo difaacday dowlada,

Gudoomiye Jawaari ayaa gudi umagacaabay arrinta qalbi-dhagax waxaana la filayaa in go’aan laga gaaro


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. mohamed sulub says:

    sida muqanaysa dawladan waxay ka’adkatay xildhibanada kaxun xarigi & gacan galinti,Abdikarin Qalbi dhagax lo gacan galiyey itoobiya,sida isharada tilmantay xiligan xukumadu si dirqis ah ayey kaga gudubtay in aay xilka kuweydo,hase ahaye shacbiga somaliyed melkasta hajoge wa ka xise dhexen xukumada,xassan cali khayre & farmajo,waxa jirtay nin aya wiil haruub cano ka buxan u dhibay wiilkii canihi wa dhameystay,ninku waxu is laha canaha inta badan ayuu ku rebaya oo adiga aya cabahaya inta badan,waxi yiri mandhow sidan kugu lisay iguma hanben,hatan shacbiga somaliyed sidey udorten farmajo uguma shaqan waxay abalkodu noqday in hortoda lagu kala iibsado oo xata hadli wayo.

  2. C/raxmaan Macalin Maxamuud says:

    waa yaab