Home WARARKA DAAWO: Gudoomiye Taabid: J/Land & P/Land Hadaad ka timid Muqdisho Marti kuma...

DAAWO: Gudoomiye Taabid: J/Land & P/Land Hadaad ka timid Muqdisho Marti kuma tihid ee Arintan Sameey

1
0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in magaaladda uu masuulka ka yahay ay ufuran tahay cid walba.

Isagoo la hadlayay ergadii maamulada ee ka qeyb galay shirkii dib uheshiisiinta Muqdisho ayuu Taabid Maxamed Cabdi sheegay in magaaladda Muqdisho loo siman yahay.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA.

Duqa Muqdisho ayaa yiri “Muqdisho waa magaalo madaxdii dalka, waa meel aysan cidina marti ku aheyn hadii ay Puntland ka timid ama Jubbaland ama guud ahaan Soomaaliya”

Hadalka masuulkan ayaa kusoo aadaya xili dowladda SOomaaliya ay dhawaan maamulka degmooyinka gobolka u magacowday xubno beel ahaan aan kasoo jeedin magaaladda taas oo muujineysa in Muqdisho loo siman yahay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here