DAAWO: Gobolkii Ugu horeeyay oo Marti qaad usameeyay Madaxweyne Farmaajo – Laakiin Waxey ka rabaan Xilka Ra’isul Wasaaraha

Odayaasha iyo duubabka kale ee magaalada Beled-weyne ayaa shaaca ka qaaday iney magaaladaas kusoo dhaweyn doonaan madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Laakiin Odayaashaas oo uu kamid yahay Ugaas Xasan ugaas Khaliif ayaa ka dalbanaya madaxweynaha cusub inuu xilka ra’isul wasaaraha siiyo qof kasoo jeeda reer Hiiraan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)