Home WARARKA DAAWO Gabre Vs Xildhibaan Da’yar – Ceebtii ugu weyned oo Gabre ka...

DAAWO Gabre Vs Xildhibaan Da’yar – Ceebtii ugu weyned oo Gabre ka raacday Muqdisho

3
1

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku jira barlamaanka cusub ayaa sameeyay taariikh aan la hilmaami doonin kadib markii ay dagaal dheer ugaleen iney doortaan madaxweynaha rabitaanka shacabka ku yimid ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Mid kamid ah xildhibaanada da’da yar ee ucodeeyay Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in markii ay doorashada soo dhamaatay uu utagay General Gabre uuna usheegay in Soomaaliya ay leedahay Soomaali, laakiin uu Gabre garan waayay wax uu ku jawaabo.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Waxaa uu sheegay in Gabre uu ka baxsaday hoolkii doorashada ay ka dhaceysay markii uu arkay in Maxamed Cabdullahi Farmaajo loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay barlamaanka in Farmaajo ay udoorteen madaxweynaha umadda Soomaaliyeed.

 

1 COMMENT

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here