Home ARIMAHA BULSHADA DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo Iclaamiyay in Gabdhaha S/Land ee Muqdisho ku...

DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo Iclaamiyay in Gabdhaha S/Land ee Muqdisho ku sugan Laga Caayo Facebook

5
1

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dad badan ka yaabsaday kadib markii uu dalbaday in Facebook laga aflagaadeeyo gabdhaha Waqooyiga ka tagay ee Muqdisho ku sugan.

Waxaa uu sheegay in gabdhahaas ay ka falaagoobaan, sidaas darteed uu dalbanayo in Facebook lagula dagaalamo oo lagu caayo.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

1 COMMENT

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here