DAAWO FADEEXO:- Musharax Xasan Sheekh oo Musuq maasuqay Ciidanka Xooga dalka iyo Madaxa Hogaanka oo sheegay in Burbur ku dhow

Madaxa hogaanka gadiidka gaashaaman ee dowlada soomaaliya ayaa sheegay in haatan qarka usaaranyahay in oo bur buro ciidamada xoogan dalka soomaaliyeed kadib markii oo sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh bixiyay dalacsiin aad u farabadan lana bur buriyay awoodii ciidankaas lahaa.

Taliyaha ayaa sheegay in haatan dalacsiin aan la garaneyn meel usocoto haatan lagu wado ciidamada ayadoo qaar kood yihiin dad aan soo marin wax ciidan ah balse laga wada dhigay generalo.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)