DAAWO: Dowlada Somaliya Oo Lagu Eedeeyay Inay Kufashilantay Mushaarka Ciidamada….

Waxaa soo badanaya askarta ka tirsan xoogga dalka ee ka cabanaya mushaar la’aan muddo Afar bil ah.

Ciidanka ka howlagala gobollada Sh/hoose iyo Sh/dhexe ayaa waxay sheegeen ineysan mushaar iyo raashiinba helin 4-tii bil ee lasoo dhaafay.

Qaarkood waxay isaga soo baxeen furumihii ay ka joogeen gobolladaasi, iyadoo omeelaha qaar ee ciidanku kasoo baxay la wareegeen Al-shabaab.

Dr Xasan Sheekh Cali oo ah falanqeeye dhanka siyaasadda ah ayaa falanqeyn kala sameennay sababaha keenay arrintan iyo cidda mas’uuliyadda leh.

                     HOOS KADAAWO:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here