Home WARARKA Daawo: Dood Wadaag ku saabsan ah Kiiskii C/kariin Qalbi Dhagax & Mahad...

Daawo: Dood Wadaag ku saabsan ah Kiiskii C/kariin Qalbi Dhagax & Mahad Salaad & Taageerayaasha RW Kheyre

26
0

Telefishinka Universal TV ayaa waxaa caawa ka socota Dood loo wadaag looga hadlayo dhiibistii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka tirsanaa ONLF, kaasoo bishii la soo dhaafay loo gacan geliyay dowladda Soomaaliya.

Dood wadaagan oo ah mid xiiso leh ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Golaha shacabka, Senator Axmed Xaashi iyo Senator C/waaxid Cilmi Goonjeex oo ka tirsan Aqalka sare.

Halkan hoose ka daawo Dooda.

https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/1535264696532216/

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here