DAAWO DEG DEG: Gudoomiye Taabid oo amarkii ugu adkaa soo saaray, Xasilinta Caasimada iyo Shuruudo adag

Duqa Magaaladda Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay amaro culus iyo go’aano halis ah oo ku socda shacabka magaaladda Muqdisho.

Taabid Cabdi Maxamed oo a hadlayay kulan ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in sugidda amaanka ay tahay mid aanan cid gaar ah looga eexan doonin isla markaana awood loo isticmaali doono cidii ka hor timaada.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA & AMARADDA

Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa sheegay in cid gaar ah aan looga heebeysan doonin in cadaaladda la horkeeno kuwa dhibaatada ka wada Muqdisho.

Waxaa uu sidoo kale ka haysto arimaha la xariira dhulka dowladda ee la degan yahay, sida uu qabiilku u xun yahay iyo taageerada shacabka ay dowlad ahaan uga baahan yihiin.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay