DAAWO: Dalalka Ugu Awoodda Badan Muslimka & Caalamka oo Garab Istaagay Qatar & Go’aankii Pakistan oo..

Dowladaha ugu waa weyn Muslimka gaar ahaan Pakistan iyo Turkey ayaa muujiyay taageerada weyn ee ay uhayaan dalka Qatar.

Turkey iyo Pakistan ayaa ah labada dal ee ugu awooda badan Muslimka, waxaana ay sheegeen ineysan raali ka aheyn khilafka ka taagan khaliijka iyagoo ka biyo diiday baaqii xulifadda Sacuudiga ee ahaa in xariirka loo jaro Qatar.

HOOS KA DAAWO Dalalka Taageeray Qatar

Sidoo kale, dalal ay kamid yihiin UK, Germani, Ruushka, Soomaaliya, Kuweit iyo Urdun ayaan ku qanacsaneyn talaabadda ilaa haatan la qaaday.

Khilaafka wadamada Carabta ayaa gaaray meeshii ugu xumeyd, iyadoo haatan Qatar ay bilowday iney raadiso taageero ka badan tan Carabta.

Mareykanka ayaa marar badan isbadal ku sameeyay siyaasadiisa arintan iyadoo Madaxweyne Trump uu Qatar ku sheegay iney taageerto Argagaxisadda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay