DAAWO: Axmed Madoobe oo war ka soo saaray Guushii Madaxweyne Farmaajo, Sheegayna in…

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Doorashadii Taariikhiga aheyd ee Shalay uu ku soo baxay Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Axmed Madoobe ayaa si weyn ugu hambalyey Madaxweyne Farmaajo, Xildhibaanadda Baarlamaanka iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu bogaadiyey Madaxweynaha Xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaarihiisii hore Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)