DAAWO: Arxan darada Yahuuda iyo Dibadbaxe Falastiini ah oo afka loo galiyay Sunta Dadka ka ilmeysiisa…

Shalay oo maalin Jimce ku beegneyd ayaa waxaa ka dhacay marinka Qaza dibadbax ay ku dhinteen Afar falastiiniyiin ah, ayna ku dhaawacmeen tobaneeyo kale.

Ciidamada Israel ayaa mid ka mid ah dibadbaxayaasha waxaa ay afka u galiyeen rasaasta sunta dadka ka ilmeysiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here