Daawasho Xasaasi ah-Xildhibaanadii Daarood oo Muqdisho ku kala jabay iyo raggii ugu mayalka adkaa oo kudhawaaqay taageerada Xasan Sh.

Xildhibaano ka soo jeeda beesha Daarood oo la rumaysnaa inay kamid ahaayeen raggii ugu mayalka adkaa ee kasoo horjeedey dib u doorashada Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhinaca kale ka soo jeestey kadib markii ay xalay caddeeyeen taageerada Xasan Sheekh Maxamuud.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)