C/WELI GAAS: ”Dowladda Federaalka Balcad & Afgooye ma gaarsiisna, maamullada 90% ayaa ka taliya dalka [Dhageyso]

Madaxweynaha Puntland, ahna guddoomiyaha Golaha cusub Iskaashiga dowlad Goboleedyada C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in mas’uuliyadda dalka 90% saaran tahay dowlad Goboleedyada.

Wuxuu ku eedeeyay in awoodda Xamar kaliya lagu kooban iyo dhaqaalihii iyadoo culeysa amni iyo waxqabad uu heysto maamullada dalka ka jira oo dalka intiisa badan ka taliya.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu Madaxweyne Gaas ku sheegay in arrimaha masiiriga ah sida uu yiri looga baahan yahay dowladda Federaalka inay kala tashato maamul goboleedyada.

HOOS KA DHAGAYSO CODKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)